TACSI: MARXUUM XUSEEN SULDAAN MUUSE KHALAF OO KU GEERIYOODAY LONDON

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونINNAALILAAHI WAA INNA-ILLAAHI RAAJICUUN
WAXAA KU GEERIYOODAY MAGAALADA LONDON 21 JUNE 2019 MARXUUM XUSEEN SULDAAN MUUSE KHALAF OO IN MUDDO AH XANUUN U JIIFAY.


WAXAANA HALKAN TACSI KA DIRAYA JAALIYADAHA DDS EE WADDAMADA SKANDINEEVIYA.


اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله


WAXAANU MARXUUMKA ILLAAH UGA BARYEYNAA INUU NAXARIISTIISA JANNATUL FARDOWSA KA WARAABIYO,EHELADDII IYO QARAABADII UU KA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAH KA SIIYO. 

AAMIIN———-AAMIIN——–AAMIIN