Maamulka Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo ayaa kullan la qaatey Wafdi ka socdey Hay’adda Trocare.

Wafdi ka socda Hay’adda Trocare ayaa soo garay degmadda luu ee Gobolka Gaddo. ujeedka socdaalka wafdigaan ayaa lagu sheegay ukuurgalidda xaaladdaha gobolka

Soo dhaweyn ballaran ka dib wafdiga ayaa lageeyay xarunta degmadda waxyna shir albaada uxunyahay la qaateen masuuliyiinda degmadda Luuq oo uugu sareyo Gudoomiyaha Degmadda Luuq

Kulanka markuu soo idaaday kadib waxaa saxaafadda la hadlay Gudoomiyaha degmadda luuq waxaa uuna kawar bixiyay ujeedka wafdigaan ay kusoo gaaren degmadda uuna sheegay in Hay’adduhu ay usocdaan sidii loo balaarin lahayd adeegyada Caafimaad ee ay ka waado degmada Luuq.