Ciidamadda Jubbaland Oo la wareegay Deegaanno Hor leh oo Hoostaga Degmadda Jamaame

Wararka naga soo garay magaaladda Kismaayo ayaa sheegay in dhaqdhaqaaq ciidan oo ay sameyeen ciidamadda darawiishta iyo kuwa Dowladda Fadalaalka Soomaaliya ay kula wareegen deegan dhowr ah oo hostaga Degmadda Jamaame

Taliyaha Ururka labaad ee Ciidammada Darawiishta Jubbaland Gaashane  Muraal oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaal culus ay lagaleen kooxaha nabad diidka Al shabaab hataan ay kusugan yihiin aaga hore ee araare oo ahyed gootii uu dagaalka ka dhacay.

Warbixinta oo Dhameysriran Hoos Ka Daawo