VIDEO: Puntland iyo Norwey oo ka wada-hadlay xaalada Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada ee Garoowe kusoo dhaweeyey Safiiradda Dalka Norway u Fadhida Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie, Iyagoona Wada-hadal dheer ka yeeshay Xaalada Soomaaliya, Mashaariic ay Norwey ka fuliso Puntland iyo Arrimo kale.