VIDEO: Maxkamadda Racfaanka oo go,aan ka gaartay Kiiskii Caa’isho Ilyaas

Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa dil ku xukuntay 3’dii nin ee loo haystay kiiska Caasha ilyaas iyadoo ku raacday xukunkii hore ee maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal.

Qareennada Ragga la xukumay ayaa mar kale qaatay Racfaan 30 Cisho ah, waxaana loo gudbi doonaa maxkamadda sare ee Dowladda Puntland.