VIDEO: Jadwalka Doorashada Jubbaland oo la shaaciyay (Akhriso)

Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashoyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka guud ee doorashada Jubbaland.

1. Soo Xulista & Soo Gudbinta Xubnaha Baarlamanka 16-ka luuliyo ilaa 06 da Agoosto 2019

2. Diiwaan galinta Musharrixiinta Madaxweynaha 16ka ilaa 22-ka luuliyo 2019

3. Shaacinta iyo dhaarinta Xubnaha Baarlamanka 07-da ilaa 13 ka Agoosto 2019

4. Diiwaangalinta Musharrixiinta Guddoonka Baarlamanka 14ka ilaa 15 ka Agoosto 2019

5. khudbad Jeedinta Musharixiinta Guddoonka Baarlamanka 17ka agoosto 2019

6. Doorashada Guddoonka Baarlamanka 18ka Agoosto 2019

7. Khudbad soo jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha 20ka – 23ka Agoosto 2019

8. Doorashada Madaxweynaha 24ka – 30ka Agoosto 2019