VIDEO: Dowladda Soomaaliya oo xariirka u jartay Dalka Guinea

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xariirka Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad, oo Goor-dhaweyd Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay xiriirka u jartay dalka Guinea ee dhawaan qaabilay Madaxweynaha Maamulka Somaliland.