VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay saraakiil katirsan Bangiga adduunka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay saraakil ka tirsan Bangiga Adduunka ee Puntland, masuuliyiinta Wasaaraddaha shaqo wadaagta la ah Bangigaasi iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.