VIDEO: Naag naago ku qabtay Koonfurta Gaalkacyo Ee Galmudug oo la qabtay

Booliska Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa soo bandhigay gabar xirneyd dharka raga , kuna hubeysneyd bastoolad.

Gabadhan oo magaceeda lagu sheegay Deeqo Cabdulaahi Aadan ayaa waxaa ay xirneyd dharka ragga waxayna sheegtay inay u wadatay bastoolada inay ku ilaalsato dukaan ay ku lahayd Koonfurta magaalada Gaalkacyo. Ee uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ee maamulka Galmudug Maxamed Nuur Cali (Gadaar) ayaa sheegay in baaritaano dheer kadib gabadha oo lagu Magacaabo Deeqo Cabdullahi Aadan balse ku qaraaban jirtay magaca Deeq la ogaaday inay tahay qof dumar ah balse iska dhigayay Rag,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan ka daawo muuqaalka