Farmaajo oo aqbalay in uu wada hadal kala galo Kenya muranka Badda

Xog lagu kalsoonana karo ayaa sheegeya in Madaxweyne Farmaajo uu ogolaaday in doodii Badda wada hadal lagu dhameeyo,

Dowlahadaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayey xogto tilmaantay in wada hadalkaas garwadeen ay ka noqonayaan.

13 ka bishan aynu ku jirno Farmaajo Wuxuu Adis Ababa kula kulmi doonaa Madaxwaynaha kenya Uhuru Kenyatta,

Labada Madaxweyne,ayaa isla saxiixi doona heshiis ah in Marka hore dhageysiga Dacwadda dib loo dhigo ugu yaraan 12 bilood, kadibna 12 kaas bilood gudahoodna si buuxda labada Wadan ay Maxkamadda uga codsadaan in arrintooda ay ku dhameystaan wada hadal sidaasina Maxkamadda looga soo celiyo gebi ahaanba Dacwadaas.

Warkan oo ana kasoo xiganay Danjire Caalim oo ka faalooda siyaasada Geeska Africa,ayaa noqonaya mid Bulshada Somaliyed niyad jabin doona.