VIDEO: Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka cusub ee EU oo kulmay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka cusub ee midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Nicolas Berlanga Martinez.

Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka cusub ee midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ka wada-hadlay arrimo ay kamid yihiin Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Mashaariic ay Midowga Yurub ka fuliyaan Degaanada Dowladda Puntland.