Wasiirada Puntland oo laysku shaandhaynayo

Maalinka Beri foog ah,waxaa dhici kara isku shaandhayn lagu sameeyo golaha Wasiirada Dowlada Puntland.

Wasiirada la filayo in ay booska baneeyaan iyo kuwa laysku badali doono,waxaa laga xusi karaa kuwan soo socda:-

1.Wasiirka Amniga Khaliif Ciise Mudan.

2.Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdisamad Maxamed Gallan.

3.Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Cabdi Jamaal Cismaan

4.Gudoomiyaha Maxkamada sare Axmed Taaraan

Xogtan waa hordhac wax iska badali karaan,sidoo kale dib u dhici karta.