Deg-deg:-Qarax iyo weerar ka dhacay Kismaayo

Qarax Gaari lagu soo raray,ayaa goor dhaweyd lagu weeraray Hotel Cas-Caseey magaalada Kismaayo.

Qaraxa kadib Rag hubaysan,ayaa gudaha ugalay Hotelka,waxaana hada socda Rasaas xoog badan.

Lasoco wararkayaga danbe.

Jibril Qoobey.