Hodan Naaleeye oo ka mid noqotay Dadka ku geeriyooday Qaraxa Kismaayo

Hodan Naaleeye oo ahayd madaxii Tv-ga Intergration oo ku geeriyootay qaraxa iyo weerarka ilaa iyo hada ka socda Hotel Cas-Casey Kismaayo.

Bahda idil Tv waxay tacsi udirayaan qoyskii iyo ehelkii ayvka geeriyootay Hodan Naaleeye.