VIDEO: Madaxweyne Deni oo Seedigiis umagacaabay Maamulaha Furdooyinka Boosaaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa u magacaabay Maamulaha Furdooyinka Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, Maxamed Yusuf Maxamud oo la dhashay Marwada Madaxweynaha Marwo ijaabo Yuusuf Maxamuud.

Maamulaha cusub ee Furdooyinka Magaalada Boosaaso Maxamed Yuusuf Maxamuud, ayaa maanta xilka kala wareegay Cali Shirwac Ciise oo xilkan hayay ku dhawaad 20 sano,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka