VIDEO: Shir u dhexeeya DF iyo Dowlad Gobaleedyada oo ka furmaya Garoowe

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Faderalka Soomaliya Saadiq Warfa oo ay waheliyaan Wasiirada Wasaaradaha shaqada iyo shaqaalaha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federalka ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka