Odayaasha Jubbaland oo la barayo soo xulista Baarlamaanka (Sawirro)

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta tababar u furey Odayaasha dhaqanka Jubbaland.

Tababarkaan ayaa la xiiriira hannaanka soo xulista Xildhibaanada Cusub ee Jubbaland, waxa uuna socon doona muddo Labo cisho ah.