Video:-Galayr oo niyad jab kala kulmay Somaliland-nimadii uu u olalaynayay

Galeyr ayaa sheegay inuu eeday odhaahda ah ‘Somaliland la wada leeyahay’ taasi oo dhowr jeer oo hore uu si adag uga hadlay barnaamijkii Tabliiqa Siyaasadeed.

“Waar bahashan yaan la moodin qofku hadduu dhulkana u dhashay kuna da’daalayo daacadna ka yahay is qiimayn adag in lagu cunsuriyadeeyo oo lagu dhaleeceeyo oo tuke baal cad laga dhigo, aniga iyo Axmed Ismaacil Samatar waa inaga maqan yahay ee laakiin waa dhawayd tabliiq siyaasigii aan meelahan ka bilownay, hadda ogaada waa arin xiisa leh dad badan oo xasaasiyad ka qabayna waa ay jiraan”,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka