Video:-Maxaa sababay iscasilaada Wasiir Xabiib?

Wasiirudowlihii Cadaalada Puntland Xabiib Jaamac,ayaa iscasilay.

Qoraal usoo dhigay bartiisa,ayuu ku xaqiijiyay iscasiladiisa,iyagoo xogo hoose tilmaamayaan in cadaadis uu kala kulmay beeshiisa ay sababtay.

” Waxaa sharaf weyn ii ahayd inaan shacabkayga aan u soo adeegayay 4 sanno ee la dhaafay, lana soo shaqeeyy xukuumadda madaxweyne Gaas. muddo 4 biloodna aan la soo shaqeeyay xukuumadda Deni” ayuu yiri Wasiir Saalax Xabiib.

Sidoo kale waxuu waraysi uu kaga hadlayo iscaislaadiisa siiyay warbaahinta,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka