Video:-Xisbiga Wadani oo si xoog leh udhaliilay siyaasada dibada Ee Muuse Biixi

Xog-hayaha guud ee xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi ayaa sheegay in siyaasadii arrimaha dibadda Somaliland hoos uga dhacday halkii uu gaadhsiiyey madaxweynihii hore ee Daahir Rayaale, taas oo wakhtigiisii lagaga dooday midowga Afrika,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka