Video:-Taliska Booliska Puntland oo dib u casriyayn lagu wado iyo Deni oo kormeeray

madaxweynaha, taliska guud ee ciidanka booliska iyo saraakiisha qaybta ayaa kulan kuyeeshay taliska, waxaana intiisa badan diiradda lagu saaray shaqada bulshada loo hayo, tirakoobka ciidamada iyo arrimaha ammaanka.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka