Video:-Gudiga doorashada Jubaland oo sharaxaad ka bixiyay shuruudaha

Gudiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabka uu u socdo habraaca doorashada iyo qodobo ka mid ah shuruudaha ay musharixiintu cabashada ka muujiyeen.hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka