Video:-Maamulka Gobolka Bari oo ka hadlay Raga lagu xiray Bosaso

“Guddiga waxaan ku niri celiya lacagta, waxayna noo sheegeen inaan la celin karin oo qayb ka mid ah la isticmaalay, sidaas ayaana lagu xiray” ayuu yiri Duqa Bosaso oo kulan saxaafadda u qabtay, isagoo ay garbihiisa fadhiyeen maamulka gobolka iyo taliyaha qaybta booliska,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka