VIDEO: Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland oo eedeeyay Xukuumadda MD Deni

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Magaalada Garoowe, uga hadlay xariga loo gaystay Gudiggii ka shaqaynayay Horumarinta Magaalada Boosaaso.

Xildhibaanada ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Deni, waxayna ka codsadeen in la sii daayo dadkaas xiran.