VIDEO: Guddiga Wadada Bartamaha Boosaaso oo ka hadlay xarigoodii

Xubnaha Guddiga Wadada Bartamaha Boosaaso ee dib u heley xorriyadooda ayaa Goordhow la hadlay Warbaahinta, iyagoo ka warbixiyay waxyaabihii ay la kulmeen.

Xubnaha oo kala ah Sh. Maxamed Macalin Axmed, Eng. Maxamud Maxamed Xuseen (Maalfo), Nabadoon Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax iyo Maxamed Faahiye, ayaa sheegay inay u hoggaansan yihiin Sharcigga.