Gen. Khaliif: Puntland xabad baa lagu burburin waayay, ma dollar baa wax ka tarin

Gen. Khaliif Ciise Mudan oo kamid ah Aas-aasayaashii iyo Siyaasiyiinta Puntland, ayaa si kulul ugu eedeeyay Dowladda Federaalka ee fadhigeedu yahay Xamar inay ku mashquulsan tahay Burbinta Dowladda Puntland, Iyadoo adeegsanaysa Deeqaha Beesha Caalamka ee loogu tala-galay in lagu dhiso Soomaaliya.