VIDEO: Ciidanka Jubbaland oo awaamiir cusub la dul-dhigay

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la farayo guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland.