Akhriso: Maamulka Gobalka Karkaar oo amar dul-dhigay Hay’adaha Caalamiga

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Saciid Maxamed Faahiye ayaa soo saarey digreeto lagu wargelinayo Hay’adaha Caalamiga iyo Ururada Wadaniga ee ee ka hawlgala Gobolka Karkaar inay soo gudbiyaan Qorshahooda shaqo ee Gobalka ay ka hayaan, si loola socdo habsi o socod Shaqooyinka degaanka ay ka hayaan.

Sidoo kale, Maamulka Gobalka Karkaar ayaa ku amray Hay’adaha iyonUrurada inay Maamulka Gobalka lasoo wadaagaan Shaqooyinka inta aysan ka bilaabin Degmooyinka.