Video:-Sidee loogu diyaar garoobay xuska sanadguurada 21-aad Ee Puntland

Guddiga qaban qaabada xukuumadda Puntland u xil saartay qaban qaabada xuska sanad guuradii 21aad ee ka soo wareegatey aasaaskii Puntland ayaa waxa ay faahfaahin ka bixiyeen qaabka sanadkaan loo xusayo 1da Agoos oo 3 maalmood ka dhimman yihiin,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka