Video:-Karaash oo daahfuray shirka dib u Eegista Mashruuca JLPG

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cismaan Karaash oo furay shirka ayaa sheegay inuu xog-ogaal u yahay mashuurcaan horumarinta degmooyinka, waxaana uu tilmaamay inuu waxtar ballaaran u leeyahay shacabka Puntland, isla markaana uu ka muuqday horumar ahaan degmooyinka uu ka shaqeeyo.

Mudane Axmed Karaash ayaa xusay inuu jiro tartarn dhinaca degmooyinka ah, kaasoo salka ku haya horumarka iyo Kobaca ay samaynayaan magaalooyinku, isla markaana ay muhiim tahay in mashruucaan la baahiyo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka