Video:-Laamaha amaanka Puntland oo gacanta ku dhigay qaraxyo waa weyn

Laamaha ammaanka Dowladda Puntland ayaa magaalada Boosaaso kusoo bandhigay Qaraxyo ay soo qabteen Ciidanka amniga Puntland ee PSF, kuwaas oo howlgallo balaaran ka wada Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland.

Qaraxyadan oo kooxihii diyaariyay ay doonayeen in ay amniga Magaalada Boosaaso ku dhibaateeyaan, ayaa Ciidanka PSF-tu ku soo qabteen hawlgallo ay sameeyeen xafaado ka tirsan Boosaaso,hoos ka daawo muuqaalka

Halkan hoose ka daawo muuqaalka