VIDEO: Puntland oo imtixaanka u furtay Garsoorayaal cusub

Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland ayaa imtixaan Garoowe uga furtay 10 Qof oo u tartamaya qabashada xilalka Maxkamadda darajada koowaad, Maxkamadda racfaanka iyo Xeer ilaaliyaha Gobolka Mudug.