VIDEO: Mursal oo baaq u diray DFS iyo Dowlad Gobaleedyada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/rixmaan, oo ka hadlay xarunta Golaha Wakiilada Puntland ayaa ka hadlay Marxalada Siyaasadeed ee Soomaaliya, Dhameystirka Dastuurka KMG ah iyo Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada.