Madaxweyne Farmaajo oo celiyay Jinsiyadii labaad ee Mareykanka (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa celiyay jinsiyadii labaad ee uu ka heystay Mareykanka.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Villa Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Madaxweynuhu uu celiyay Jinsiyadii labaad ee ka heystay Dalka Mareykanka, kaddib dadaal muddo soo socday.