DEG-DEG+VIDEO: Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo ku dhawaaqay Tirada Musharixiinta

Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay tirada Musharaxiinta u tartamaysa Madaxtinimada Jubbaland iyo Labo ka mid ah oo tanaasulay.

Sidoo kale Guddiga ayaa shaaciyay habraaca Wajiga Labaad ee doorashooyinka Jubbaland.