VIDEO: Madaxweyne Deni oo amar dul-dhigay Golaha Wasiirada

Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir Gudoominayay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, uuna goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay ansixinta wax ka bedel lagu sameeyey Cashuurta Dakhliga Shaqaalaha aan Dawliga Aheyn, Xeerka Maalgashiga Puntland, Kobcinta Shaqo Abuurka iyo warbixino.