VIDEO: Senator Qeyb-diid “Habar-gidir waxay ku fashilantay fulinta Heshiis la gaaray 100 Sanno kahor”

Senator Cabdi xasan Cawaale Qeyb-diid oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee BFS, ayaa ka hadlay ujeedada Shirka Beesha Habar-gidir eek a socda Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug.

Senator Qeyb-diid ayaa sheegay in beesha habar-gidir ay ku fashilantay inay fuliso heshiis waxgaradkii Beesha ay gaareen Hal qarni kahor, taasna ay keentay in beeshu ay dib u shirto.