Lafta-gareen oo Gudi u saaray dilal ka dhacay Baydhabo (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), aya guddi soo baara u Magacaabay dhacdadii dadka lagu dilay ee 9-kii Bishaan ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa isgu jira Wasiiro ka tirsan koonfur Galbeed, taliyeyaal Ciidan & Maamulka gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo.