VIDEO: Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo taageeray Gudiga doorashada

Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ku qaabilay Xarunta gudiga oo ay ka socoto xulista Xildhibaanada Cusub si ay ula socdaan qaabka gudigu uu u kala saarayo xubnaha ay soo gudbiyeen odayaasha dhaqanka.