Akhriso: Puntland oo ka hadashay ku dhawaaqista Baarlamaanka cusub ee Jubbaland

Dowladda Puntland ayaa hambalyo u dirtay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubbaland.