Daawo Sawirro: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo socota

Waxaa socota doorashada guddoonka Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland waxaana ku tartamaya mudaanayaasha kala ah Sheekh Cabdi Maxamed iyo Xuseen Shiinow Cali.