Puntland oo ka hadashay Doorashada Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Jubbaland (Akhriso)

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Dowladda Puntland ayaa Hambalyo loogu diay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland.