VIDEO: Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud oo taageeray Doorashada Jubbaland

Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo kamid ah labo Ugaas oo kasoo horjeeday hanaanka Doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in uu ka tanaasulay aragtidiisi hore isla markana uu hada wixii ka danbeeya dib ugu noqonayo howlahii dhaqanka ee Bulshada uu u hayay isla markana uu la shaqaynayo qofkii ku guulaysta doorashaa Madaxtinimada Jubbaland.

Ugaaska ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka ree Jubbaland Midnimo iyo wadajir isla markana la garab istaago qofka kusoo baxa doorashooyinka.