LIVE: Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay

Waxaa goor dhow bilaabatay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan tartanka doorashada Madaxweynanimada Gowlad Goboleedka Jubbaland.