LIVE U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Jubbaland

Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland oo ay ku tartamayaan Musharixiin 4 ah oo kala ah; Axmed Maxamed Islaam, Canab Maxamed Daahir, Maxamed Cumar Geedi iyo Maxamuud Maxamed Cumar, ayaa ka bilabatay Magaalada Kismaayo.