Sawirro: Banaan-baxyo lagu taageerayo Axmed Madoobe oo ka bilowday Degaanada Soomaalida

Banaan-baxyo lagu taageerayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo ku guuleystay mar kale Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, kaddib Doorasho ka dhacday Magaalada Kismaayo.

Meelaha banaan-buxu ka dhacay waxaa kamid ah Magaalooyinka Kismaayo, Garoowe, Dhoobley iyo Degaano kale oo kamid ah Soomaaliya, sidoo kale banaan-baxyo ayaa ka dhacay Magaalada Nairobi ee xarunta Kenya.

Sawirada Kismaayo.