VIDEO: Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Puntland ?

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Shir Gudoomiyey shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo maanta looga hadlay arimo muhiim ah.