Video:-Siyaasiyiin baaq kasoo saaray xaalka Puntland!!

Mahan aragti laga diido baaqa siyaasiyiinta ay kasoo saareen xaalka Puntland eex iligan.

Hadii aysan jirin Xisbiyo mucaarada oo ay siyaasiyiintu ka dhex hadlaan khasab waxaa ah in ay koox-koox ama kali-kali ay u hadlaan aragtidoodana udhiibtaan.

Odoyaasha hadlay waxaa lagu amaani karaa in aysan wax khatar ku ah jiritaanka iyo midnimada Umada aysan sii dayn.

Toosin caqli gal ah,ayaa ka timid Odoyaashan ubadan musharaxiintii xilka Madaxweyne ee doorashadii dhawayd,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka