Video:-Garoon diyaaradaha Kismaayo oo dib loo furay

Maamulka jubbaland ayaa xiray xuduudaha Kismaayo xiligii lagu jiray doorashadii madaxtooyadda Jubbaland oo 22kii bishan dib loogu doortay Axmed Maxamed Islaan muddo 4 sanno ah.

Garoonka magaalada Kismaayo ayaa dib u shaqa bilaabay, kaasi oo diyaaradihii u horreeyay oo ka yimid caasimadda muqdisho iyo wadamada deriska ah ay soo farisiteen, waxaana magaalada laga dareemaya jawi daganaansho ka dib markii ay magaalada ka dhaceen dibad baxyo lagu taageerayay dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka