Halkee maraysaa dib-unadiifinta Dekeda Kismaayo

Waxaa meel dhexe maraya soo saarista 7-Markab oo xilligii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ku dagay gudaha Dekedda magaalada Kismaayo.

Qayba badan oo ka mid ah biraha maraakibta ku jiray gudaha ayaa la soo saaray waxaana howlahaan barbar socda oo aysan waxba iska badalin shaqooyinkii sida joogtada ah uga socday Dekedda.

Maraakiibtan laga soo saarayo Dakadda ayaa caqabad ku ahaa shaqooyinka joogtada ah ee ka socda Dekedda